This poll has completed. It ran from June 8, 2017, 10:27 a.m. through July 16, 2017, 10:10 p.m.

HCTV BBC 1.1: sidee ayaad ula qabsanaysaan qiima kodhodhka nolosha oo uu sababay sicir bararka ka jira Somaliland?

Gogoldhig
Sicir bararku wuxuu saameny xoogan ku yeeshay bulshada Somaliland guud ahaan, gaar ahaanna danyarta oo bulshada u badantahay.
Waxaa kordhay qiimaha la siisto baahiyaha assasiga ah sida cuntada iyo biyaha oo laba laab ku kordhay sanad gudihii.
Sida darteed waxaa dadka ka muuqata in is bedel weyni ku yimid ama ku dhacay nooloshii asaasiga ahaay ee Somaliland. 

Suaal
sidee ayaad ula qabsanaysaan qiima kodhodhka nolosha oo uu sababay sicir bararka ka jira Somaliland?

A.     waxaan kaalmo ka helaa qaraabada iyo asxaabta
B.     waxaan dhimaa baahiyagayga daruuriga ah
C.     waxaan qabtaa shaqooyin dheraad ah
D.    waxaan dhimaa lacagtii aan kaydsan lahaa

Qaabka Jawaabta 
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor QANCI, in yar u baneey, ka dib qor mid ka mid ah jawaabta, u gu dambeyn ku dir nambarka 343.
Fariinta waa lacag la'an.  

----------------------------------------
English translation
How are you coping with the rising  cost of living caused by inflation in Somaliland?
A. I get help from relatives and friends
B. I forego some of my basic needs
C. I work more in different jobs
D. I have reduced what I would save






 
344
responses
61
unknown