This poll has completed. It ran from July 20, 2017, 3:34 p.m. through Aug. 7, 2017, 10:05 a.m.

RH BBC 1.2: Sidee korontoda Somaliland looga dhigi karaa mid dadkoo dhan awodaan?

Gogoldhig
Qimaha Korontada aad ayuu u badan jamhuuriyada Somaliland. Tusaale qooyskiiba wuxuu bishu bixayaa ilaa in kabadan 100 dollar. Tani marka loo eego dalalka jaadka sida Itoobiya aad bay u qiima sareysaa.

Suaasha
Sidee korontoda Somaliland looga dhigi karaa mid dadkoo dhan awodaan?

A - Iibinta korontada waa in ay dowladu lahaataa
B - Koronta qiima jaban Itoobiya halaga iibsado
C - Waa in la kordhiyo isticmaalo korontada lagadhaliyo dabeesha ama cadceedu
D - Qiima korontada waa mid xadidan laga dhigo

Qaabka Jawaabta 
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQAL, in yar u baneey, ka dib qor mid ka mid ah jawaabta, u gu dambeyn ku dir nambarka 343. Fariinta waa lacag la'an. 

________________________________________________________
English Version
How can electricity be made affordable to everyone in Somaliland?
A -
It should be owned by the government
B - Import cheaper electricity from
neighboring countries
C - Use alternative energy sources such as solar

D - Fix the price of electricity

 
357
responses
60
unknown