This poll has completed. It ran from July 25, 2017, 12:44 p.m. through Aug. 11, 2017, 10:01 a.m.

HCTV BBC 1.3: Maxay u sii kordhayaan arimaha tacadiyadda ka dhanka ah haweenka Somaliland?

Gogoldhig:
Diinta Islaamka ayaa tacadiyadda ka dhanka ah haweenka si weyn uga soo horjeeda. Sharciga qaran ee Jamhuuriyadda Somalilandna si qeexan ayuu u xarimayaa tacadiyadda ka dhanka ah haweenka. Laakin, waxaa haatan sii kordhaya arimaha tacadiyadda ka dhanka ah haweenka ee ka dhaca dalka. Dhaqan ahaan Soomaalida, xalinta arimahan waxay u maraan  qaab dhaqan oo ay odayaal dhaqameed ka fadhiistaan.

Su’aasha
Maxay u sii kordhayaan arimaha tacadiyadda ka dhanka ah haweenka Somaliland?

A. Sharciga u yaala tacadiyadda haweenka lagula kacaa ma aha mid wax ku ool ah
B. Tacadiyadda dhaca oo ay maxkamaduhu ka gaabiyeen xukunkooda
C. Daacwadaha ay dhibanayaasha kenaan oo kordhay
D. Ku xalinta dhaqanka ee tacadiyadda haweenka oo batay
Qaabka Jawaabta 
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor QANCI, in yar u banee, ka dibna qor mid ka mid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna  ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an.

_____________________________________________
English Version
Why is there an increase in Gender Based Violence(GBV) in Somaliland?  
A. There isn’t a strong legislation against GBV
B.  Lenient court rulings against victims of rape and GBV
C. Increasing incidents reports of by victims of GBV
D. The use of elders in resolving GBV cases instead of the courts system  

 
94
responses
24
unknown