This poll has completed. It ran from Aug. 7, 2017, 10:05 a.m. through Aug. 22, 2017, 1:25 p.m.

RH BBC 1.3: Tacadiyadda ka dhanka ah haweenka maxaa sababa?

Gogoldhig
Diinta Islaamka ayaa tacadiyadda ka dhanka ah haweenka si weyn uga soo horjeeda. Sharciga qaran ee Jamhuuriyadda Somalilandna si qeexan ayuu u xarimayaa tacadiyadda ka dhanka ah haweenka. Hadaba maxaa sababa tacadiyadda ka dhanka ah haweenka.

Su’aasha

Tacadiyadda ka dhanka ah haweenka maxaa sababa?

A. Dadka tacadiga geysta oo aan aqoon u laheyn ciqaabta ay lakulmayaan.
B. Ciqaabta dadka geeysta tacadiga oo fudud
C. Daacwadaha ay dhibanayaasha kenaan oo kordhay
D. Ku xalinta dhaqanka ee tacadiyadda haweenka oo batay

Qaabka Jawaabta

Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQAL, in yar u banee, ka dibna qor mid ka mid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna  ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an.

________________________________________________________
English Version
Question:
What contributes to Rape and other gender based violence?
A. Perpetrators of GBV not fearful of the law
B. Short jail terms for perpetrators of GBV
C. Increase in reports by victims
D. Increase in customary resolutions to rape and GBV issues

 
431
responses
71
unknown