This poll has completed. It ran from Sept. 4, 2017, 3:37 p.m. through Sept. 14, 2017, 10:50 a.m.

RH BBC 1.5: Sidee doneysaa in loo isticmaalo lacagta kasoo kabashada abaaraha?

Gogoldhig
Abaaruhu ayaa marar badan kusoo noqnoqda gobolada Somaliland. Sanadki anu soo dhaafnay abaaro ba’an ayaa sameeyey geystay tasoo sabatay barkac weyn iyo dhimasho badan oo ku yimaaday xolihii.Dowlada Somaliland ayaa bilowday mashruuc lacag uruurin oo lagu kaalmeynayo dadku abaarah saameeyeen. Ilaa imiladanna waxaa la uruuriyay lacag gaadheysa ilaa 

Su'aasha
Sidee doneysaan in loo isticmaalo lacagtaa

A.    In bil walba taakuleyn lacageen lagasiiyo dadka abaaruhu saameeyen
B.    In ganacsi loogu bilooba dadka abaaruhu sameeyen
C.   In mar kale dadkii xooluhu ka dhamaadeen kuwa kale loogu iibiyo
D.   In lacagtaa lagu qarashgareeyo beera wax soo saara

Qaabka Jawaabta 
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQAL, in yar u banee, ka dibna qor mid ka mid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna  ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an.


________________________________________________________
English Version

How would you want drought recovery funds spent?

A.   Provide monthly cash incentives to affected families
B.   Invest in income generating activities for poor families
C.   Provide livestock restocking
D.   Invest in farming and irrigation instead of livestock



 
436
responses
69
unknown