This poll has completed. It ran from Nov. 9, 2017, 3:47 p.m. through Nov. 21, 2017, 12:36 p.m.

RH BBC 1.9: Cashuur ururinta iyo qaabka ay dawlaha hoose u maamulaan dakhliga soo gala

Hordhac

Dawladdaha hoose ee Somaliland waxay ay ka qaadaan dadka dagan iyo ganacsatadaba cashuuro. Cashuurtu waa ilaha ugu muhiimsan ee dakhliga dawladda. Marka si haboon loo isticmaalo wax lagu horurmariya adeegyada asaasiga ah. Ta kale haday dadku bixin waayaan cashuurtana ama si qaldan loo isticmaalo waxy saamayn taban ku yeelataan adeegyadda assaasiga ah.

Hadaba su’aasha todobaadkani waxa ay tahay ma u maleynaysaa cashuurta ay qaadaan dawladaha hoose in si haboon loo isticmaalo. Dooro jawaabaha hoose mid ka mid ah:

A. Haa
B. Maya
C. waxna si haboon baa loo isticmaalay waxna si aan haboonayn
D. Ma garan karo sababtoo ah ma jirto isla xisaabtan
Qaabka Jawaabta 
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQAL, in yar u banee, ka dibna qor mid ka
mid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna  ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an.

________________________________________________________
English Version

Local authorities across Somaliland collect taxes from citizens, individuals and businesses regularly. Taxes are one of the key sources of government revenue. When taxes are used appropriately, they can contribute to improved public service delivery and at the same time contribute to the development of the country. On the other hand, if individuals do not pay taxes or if the government misuses the collected taxes, public service delivery will not improve and development will remain stagnant.

Do you think taxes collected by local authorities are used appropriately?

     A. Yes
     B. No
     C. Partly is used properly and while part is misused
     D. Don’t know because there is no accountability

 Instructions 
Go message on your phone, type MAQAL(space) then select one of the answers A, B, C or D then send to 343. This message is free of charge.

 
1139
responses
127
unknown