This poll has completed. It ran from Nov. 21, 2017, 12:35 p.m. through Dec. 27, 2017, 3:29 p.m.

HCTV BBC 1.8: Maxaa lasameyn karaa si wax qabadka ciidanka dab damiska loo wanaajiyo?

Gogoldhig
Caasimada Hargeisa waxaa mar walba ka qarxa dab ka dhasha laydhka. Sandkaan gudahiisa waxaa dab dartii ugu dhimatay caasimada dad kabadan ilaa tobon. Ciidanka dab damiska Hargeisa ayaa lagu dhalilaa in waxqabadkooda uu liito markaay sameynayaan gurmad degdeg ah.

Suaasha 
Maxaa lasameyn karaa si wax qabadka ciidanka dab damiska loo wanaajiyo?

A. In maal gelin dheerad ah lasiiyo
B. In qorsheytna caasimada la saxo si gawaadhida gurmadka u helaan wadooyin toos ah
C. In labadiyo xarumaha dabka
D. In latayeeyo xirfadda shaqaalaha dab demiska
Qaabka Jawaabta 
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor QANCI, in yar u banee, ka dibna qor mid ka mid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an.  


_____________________________________________________________
English Version
   

Question
 

What can be done to improve the efficiency of the Hargeisa Fire Brigade?

There are constant fire outbreaks in Hargeisa city-mostly occasioned by faulty electricity lines. This year alone over 10 people died due to fire outbreaks. The Hargeisa Fire Brigade has been blamed for inefficiency in responding to emergencies. The situation is compounded by lack of access roads in some settlements within the city.

A. Increased funding for its activities
B. Better town planning to improve access to emergency sites
C. Creating fire stations in different places of the city
D. Hiring better-skilled employees

Instructions 
Go to messages on your phone, type QANCI (space) then select one of the answers A, B, C or D then send to 343. This message is free of charge.

 
705
responses
144
unknown