This poll has completed. It ran from March 21, 2018, 10:49 p.m. through April 10, 2018, 11:42 a.m.

HCTV BBC 2.1: Xal u helidda sicir-bararka sii kordhaayo

Gogoldhig

Iyadoo qiima koror u kuyimid maciishadda dadka sicir-barar awgii ayaa xukummadu soo jeedisay tallaabooyinka wax looga qabanaayo sici-bararka saameeyey dadweynaha Somaliland. Tallaabooyinka waxaa ka mid ah isticmaalka lacagta gudaha halkii uu ka noqon lahaa doolarka, xoojinta baanka dhexe si loo xakameeyo bangiyada kale iyo kor u qaadida wax soo saarka maxalliga ah

Suaasha 
Ma kula tahay in tallaabooyinka cusub ee xukuumaddu ku dhawaaqday ay noqon doonaan kuwa sicir-bararka lagu xakameyn karo?

A. Haa
B. Maya
C. Waa laga yaabaa
D. Ma aha tallaabooyin ku filan oo wax looga qaban karo sicir-bararka

Qaabka Jawaabta 
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor QANCI, in yar u banee, qor Gobolka aad ku sugantahay, in yar u banee qor mid kamid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna  ku dir nambarka 343Fariintu waa lacag la'an


_____________________________________________________________
English Version
   

Question
 

Do you think the new measures announced by the government will contain inflation?

With an increasing cost of living caused by inflation, the government proposed a number of measures to contain inflation. The measures including use of the local currency instead of the dollar for transactions, strengthening of the central bank to regulate banking and increase local production.

Do you think the new measures announced by the government will contain inflation?
A.  Yes
B.  No
C.  Maybe 
D.  Not enough measures to address the inflation

Instructions 
Go to messages on your phone & type QANCI (SPACE) REGION (SPACE) ANSWER (a, b, c or d) and Send your message to 343This message is free of charge

 
268
responses
26
unknown
Results by location
No responses for: Buhoodle, Cayn, Odweyne


Geo-mapped data