This poll has completed. It ran from April 10, 2018, 12:05 p.m. through April 30, 2018, 9:33 a.m.

HCTV BBC 2.2: Ka qeyb gelinta haweenka iyo kooxaha lagatiribadanyahay ee xilalka doorashooyinka

Gogoldhig

Baarlamaanka Somaliland, waxaa jira kaliya 1 haween oo ka mid 82-ka xildhibaan. Sidoo kale wakiilada haweenka iyo kooxaha kale lagatiri badanyahay sida naafada iyo dadka la heyb sooca ayaa aad ugu yar dowladaha hoose iyo hey’adaha kale ee bulshada.

Suaasha 
Waa maxay sababta ay haweenka iyo dadka laga tiri badanyahay ay u tartami laa’yihiin xilalka la doorto?

A.   Heerarka waxbarashada haweenka oo aad u hoseeya
B.   Dhaqanka Soomaalida oo kareeba haweenka tartanka siyaasadda
C.   Dumarka oo aan xiiseeyba tartanka siyaasadda
D.   Xukuumaddu oo aan mudnaan gaar ah siin kaqaybqaadashada kooxaha la lagatiribadanyahay tartanka siyaasada

Qaabka Jawaabta 

Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor QANCI, in yar u banee, qor in aad JINSIGA (Raq ama Dumar) ka dibna qor mid ka mid ah jawaabta A, B, Cama D, deedna  ku dir nambarka 343Fariintu waa lacag la'an.


_____________________________________________________________
English Version
   

Question
 

Inclusion of women and marginalized groups in elective positions

In the Somaliland parliament, there is only 1 woman out of the 82 legislators. The representation of women and other marginalized groups such as the disabled and minority clans is the same across the civil service.

What is the major factor limiting the participation of women and other marginalised groups in elective politics?

A.    Low literacy levels among women
B.    Somali culture excludes women from politics
C.    Women are not interested in politics
D.    Government has not prioritized participation of marginalised groups

Instructions 
Go to messages on your phone & type QANCI (SPACE) GENDER (M/F)ANSWER (a, b, c or d) and Send your message to 343This message is free of charge

 
135
responses
58
unknown