This poll has completed. It ran from April 26, 2018, 1:56 p.m. through Sept. 24, 2018, 1:58 p.m.

RH BBC 2.6: Dagaal beleedka Goboloda Sool iyo Sanaag

Gogoldhig

Gobolada Sool iyo Sanaag waxaa marar badan ka dhaca dagaalla u dhexeeya beelaha halkaa ku nool iyo dilal aargoosi ah, taasi oo keenta amni dari joogta ah oo lagu naf waayo oo hadana isusocdkda iyo ganacsiga oo hoos u dhigta.

Suaasha 
Fikrad ahaantaada, miyay wacnaatay xaalada nabadeed ee goboloda Sool iyo Sanaag?

A: Haa way fiicnatay
B: Waa sidi hore
C: Way ka sii xumaatay
D: Ma garanayo

Qaabka Jawaabta 
.

Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQAL, in yar u banee, qorGobolka aad ku sugantahay, in yar u banee qor mid kamid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna  ku dir nambarka 343.
Fariintu waa lacag la'an.

_____________________________________________________________
English Version
   

Question
 

In your opinion, has the security situation in the two regions improved this year?

Most often, deadly ethnic conflicts occur in the Sool and Sanaag regions of Somaliland. At the same, there are revenge killing targeting prominent people in the region. This has caused a permanent state of insecurity in the two regions which has hampered movement of people and trade.

In your opinion, has the security situation in the two regions improved this year?

A: It has improved
B: It has stayed the same
C: It got worse
D: I don’t know

Instructions 
Go to messages on your phone & type MAQAL (SPACE) REGION (SPACE)ANSWER (a, b, c or d) and Send your message to 343This message is free of charge

 
49
responses
10
unknown
Results by location
No responses for: Awdal, Sool, Hawd, Saraar, Buhoodle


Geo-mapped data