Waa kuwee denbiyada ugu badan ee ka dhaca Muqdisho gaar ahaan deegaanka aad ku nooshahay?
Sharraxaad:
Magaalada Muqdisho ayaa
sannadadii u danbeeyey waxa ka taagnaa dhibaatooyin iyo denbiyo dadka
la gula kaco kuwaas oo adkeeyey nolosha dadka isla markaana
khalkhalgelin ku ah nabadda iyo xasilooniyada, taas oo qof kasta
saamayn ku yeelatay. Waxaana jira dad tiro badan oo denbiyadaasi
galaafteen.
Su'aasha:
Haddaba dhegayste, Waa kuwee denbiyada
ugu badan ee ka dhaca Muqdisho gaar ahaan deegaanka aad ku nooshahay
ee saamaynta kugu leh?
Idinka oo kala dooran doona:
A. Dhaca
B. Dilalka
C. Shirqoolada
D. Kufsiga
E. Baadda
Tilmaamis:
Dhegayaste marka aad soo codaynayso
raac tilmaamahan.
Dhagayste si aad uga qayb qaadato
fadlan soo qor Risaala ka dib raadi magaca degmada aad ku
nooshahay ka dibna dooro oo raaci mid ka mid ah xarfaha A, B, C,
D ama E oo u kala dhigma shanta jawaabood una dir lambarka 313
Tusaale ahaan marka aad coodaynaysaan
waxa halka farriimaha lagu qoro ee telfoonkaaga waaxa aad ku qoraan
Risaala Kaaraan ka dib raaci mid ah xarfaha jawaabaha A, B, C, D ama
E una dir lambarka 313. Degmada Tusaale ahaan ayaanu u soo qaaday ee
macnahedu in Kaaraan la dooranayo qof kasta sida aanu tusaalaha ku
bixinnay demgada uu ku nool yahay inuu soo qoro.
Mahadsanidiin.
.
Geo-mapped data