This poll has completed. It ran from July 16, 2017, 10:20 p.m. through July 25, 2017, 12:44 p.m.

HCTV BBC 1.2: Maxaa sababay in dhalinyarada Somaliland badankoodu ay shalqo la’an yihiin?

Gogoldhig
Shaqolaan baahsan ayaa haysata dhalinyarada Somaliland. Cilmi baaris kaladuwan oo lasameeyey ayaa waxaa lagu qiyaasay in 75% dhalinyaradu yihiin kuwa shaqalaan ah. Tani waxay sabatay in dhalinyarada badan tahriib ku dhaqaaqan inyagoo naftooda u hurayo sidii Europe iyo wadame kale u gaari lahayeen.

Suaal
Hadaba, suaasha waxay tahay, maxaa sababay in dhalinyarada Somaliland badankoodu ay shalqo la’an yihiin. Ku Jawaab weeradhan midkood.

A. Xirfad la’an shaqo
B. Eex iyo qaraabo kiil
C. Fursadaha shaqo oo yar ama jirin ba
D. Dhalinyarada oo an jecleen in ay qabtaan shaqooyinka hoose

Qaabka Jawaabta
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor QANCI, in yar u baneey, ka dib qor mid ka mid ah jawaabta, u gu dambeyn ku dir nambarka 343. Fariinta waa lacag la'an.

______________________________________
English Version
What is the cause of youth unemployment in Somaliland?
A. Lack of requisite skills
B. Nepotism and Favoritism
C. Little or no job opportunities
D. Bad attitude towards holding low income jobs

 
30
responses
3
unknown

CONTACT US

Plot 40 Kakungulu Road,
Ntinda, Kampala Uganda.
Email: info@tracfm.org
Tel: +256 781 474 965

SUBSCRIBE TO NEWSLETTER

SOCIAL