This poll has completed. It ran from Aug. 22, 2017, 1:26 p.m. through Sept. 4, 2017, 3:37 p.m.

RH BBC 1.4: Waa maxay sababta nadaafadda iyo fayadhowrka ay u liitaan Somaliland?

Gogoldhig
Fayadhowr la’aanta ayaa faafiya cudurrada sida shuban biyoodka iyo daacuunka. Gobolka Togdheer ee Somaliland, tusaale ahaan, in ka badan 71 qof ayaa u dhimatay sababa la xidhiidha cudurka shuban biyoodka sida ay sheegtay hay’ada qaramadda midoobay u qaabilsan arimaha caafimaadka ee magaceedu marka lasoo gaabiyo layidhaahdo WHO bishii April ee sandakaan. Hay’ada daryeelka caruurta ee UNICEF ayaa iyana ku qiyaastey in 25% oo kaliya ay helaan fayadhowr hagaagsan sida biyo nadiif ah iyo suuliyo wanaagsan dalka Soomaaliya / Somaliland.

Su'aasha
Waa maxay sababta nadaafadda iyo fayadhowrka ay u liitaan Somaliland?

A. Qashinka oo aan magaalooyinka si fiican loo ururin/gurin
B. Dadka oo meel walba qashinka ku quba
C. Dad badan ayaa ku nool miyiga oo aan lahayn meelo qashin qubka loogu talogalay
D. Dadka oo aan fahamsanayn khatarta ka dhalan karta nadaafad darida

Qaabka Jawaabta
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQAL, in yar u banee, ka dibna qor mid ka mid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna  ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an.


________________________________________________________
English Version

Why is hygiene and sanitation poor in Somaliland?

A. Inefficient collection and removal of waste and garbage in towns
B. Poor garbage disposal habits such as littering
C. Many people live in rural areas without proper waste management facilities
D. Ignorance on the danger of poor sanitation

 
579
responses
90
unknown

CONTACT US

Plot 40 Kakungulu Road,
Ntinda, Kampala Uganda.
Email: info@tracfm.org
Tel: +256 781 474 965

SUBSCRIBE TO NEWSLETTER

SOCIAL