RH BBC 1.5: Sidee doneysaa in loo isticmaalo lacagta kasoo kabashada abaaraha?
Gogoldhig
Abaaruhu ayaa marar badan kusoo noqnoqda gobolada
Somaliland. Sanadki anu soo dhaafnay abaaro ba’an ayaa sameeyey geystay
tasoo sabatay barkac weyn iyo dhimasho badan oo ku yimaaday xolihii.Dowlada
Somaliland ayaa bilowday mashruuc lacag uruurin oo lagu kaalmeynayo
dadku abaarah saameeyeen. Ilaa imiladanna waxaa la uruuriyay lacag
gaadheysa ilaa
Su'aasha
Sidee doneysaan in loo isticmaalo lacagtaa
A. In bil walba taakuleyn lacageen lagasiiyo dadka abaaruhu saameeyen
B. In ganacsi loogu bilooba dadka abaaruhu sameeyen
C. In mar kale dadkii xooluhu ka dhamaadeen kuwa kale loogu iibiyo
D. In lacagtaa lagu qarashgareeyo beera wax soo saara
Qaabka Jawaabta
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQAL, in yar u banee, ka dibna qor mid ka mid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an.
________________________________________________________
English Version
How would you want drought recovery funds spent?
A. Provide monthly cash incentives to affected families
B. Invest in income generating activities for poor families
C. Provide livestock restocking
D. Invest in farming and irrigation instead of livestock