Show all categories on graph
This poll has completed. It ran from Sept. 14, 2017, 10:50 a.m. through Oct. 11, 2017, 11:41 a.m.
RH BBC 1.6: Maxaa sababay in dhalinyarada Somaliland badankoodu ay shalqo la’an yihiin?
Gogoldhig
Shaqolaan baahsan ayaa haysata dhalinyarada Somaliland. Cilmi baaris kaladuwan oo lasameeyey ayaa waxaa lagu qiyaasay in 75% dhalinyaradu yihiin kuwa shaqalaan ah. Tani waxay sabatay in dhalinyarada badan tahriib ku dhaqaaqan inyagoo naftooda u hurayo sidii Europe iyo wadame kale u gaari lahayeen.
Suaal
Hadaba, suaasha waxay tahay, maxaa sababay in dhalinyarada Somaliland badankoodu ay shalqo la’an yihiin. Ku Jawaab weeradhan midkood.
A. Xirfad la’an shaqo
B. Eex iyo qaraabo kiil
C. Fursadaha shaqo oo yar ama jirin ba
D. Dhalinyarada oo an jecleen in ay qabtaan shaqooyinka hoose
Qaabka Jawaabta
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQAL, in yar u baneey, ka dib qor mid ka mid ah jawaabta, u gu dambeyn ku dir nambarka 343. Fariinta waa lacag la'an.
________________________________________________________
English Version
Why are the majority of youth in Somaliland unemployed? Please answer with either of these options
A. Lack of practical skills
B. Jobs are given to relatives and friends
C. Little or no job opportunities
D. Youth not willing to do low income jobs