This poll has completed. It ran from Sept. 26, 2017, 4:16 p.m. through Oct. 10, 2017, 3:59 p.m.

HCTV BBC 1.6: Sidee korontoda Somaliland looga dhigi karaa mid dadkoo dhan awodaan?

Gogoldhig
Qimaha Korontada aad ayuu u badan jamhuuriyada Somaliland. Tusaale qooyskiiba wuxuu bishu bixayaa ilaa in kabadan 100 dollar. Tani marka loo eego dalalka jaadka sida Itoobiya aad bay u qiima sareysaa.

Suaasha
Sidee korontoda Somaliland looga dhigi karaa mid dadkoo dhan awodaan?

A.   Iibinta korontada waa in ay dowladu lahaataa
B.   Koronta qiima jaban Itoobiya halaga iibsado
C.   Waa in la kordhiyo isticmaalo korontada lagadhaliyo dabeesha ama cadceedu
D.   Qiima korontada waa mid xadidan laga dhigo  
Qaabka Jawaabta
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor QANCI, in yar u baneey, ka dib qor mid ka mid ah jawaabta, u gu dambeyn ku dir nambarka 343. Fariinta waa lacag la'an.       


_____________________________________________________________
English Version
 
How can electricity be made affordable to everyone in Somaliland?

Background
 
Electricity in Somaliland is very expensive. On average a household pays about $100 (90000 shillings) every month. this is too high compared to $20 paid in neighboring Ethiopia.  

Question

How can electricity be made affordable to everyone in Somaliland?
A.   It should be owned by the government
B.   Import cheaper electricity from neighboring countries
C.   Use alternative energy sources such as solar
D.   Government should fix the price of electricity  

Instructions
Go to messages on your phone, type QANCI (space) then select one of the answers A, B, C or D then send to 343. The message is free of charge.

 
239
responses
71
unknown

CONTACT US

Plot 40 Kakungulu Road,
Ntinda, Kampala Uganda.
Email: info@tracfm.org
Tel: +256 781 474 965

SUBSCRIBE TO NEWSLETTER

SOCIAL