Show all categories on graph
This poll has completed. It ran from Oct. 10, 2017, 4:21 p.m. through Nov. 21, 2017, 12:24 p.m.
HCTV BBC 1.7: Cashuuraha ay qaadaan dawladaha hoose ee Somaliland malagu fuliyaa baahiyaha dadweynaha?
Gogoldhig
Cashuuraha ay qaadaan dawladaha hoose ee Somaliland malgu fuliyaa baahiyaha dadweynaha?Iyadoo guud ahaan shacabka ku dhaqan gobolada kala duwan ee Somaliland ay dawladaha hose ee goboladaasi ay cashuur ka qaadaan haddana wali shacabka ayaa u muuqda mid aan ku qancin hab maamulka dawladaha hooose ee cashuuraha laga qaado.
Suaasha
Cashuuraha ay qaadaan dawladaha hoose ee Somaliland malagu fuliyaa baahiyaha dadweynaha?
A. HaaQaabka Jawaabta
B. Maya
C. Qaybna waa la lunsadaa qayban horumar ayaa lagu sameeysa
D. Gabi ahaanba waa la lunsadaa
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor QANCI, in yar u banee, ka dibna qor mid ka mid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an.
_____________________________________________________________
English Version
Question
Do you think taxes collected by local authorities are used appropriately?
A. Yes
B. Part is used properly while part is misappropriated
C. All of the resources are misappropriated
D. We don’t know because there is no accountability-we have no way of knowing since the government shares nothing with us.
Instructions
Go to messages on your phone, type QANCI (space) then select one of the answers A, B, C or D then send to 343. This message is free of charge.