This poll has completed. It ran from Oct. 11, 2017, 11:41 a.m. through Oct. 26, 2017, 11:31 a.m.

RH BBC 1.7: Maxaa lasameyn karaa in sanadka dambe arday badan ay ugu baasaan imtixaanka?

Gogoldhig

Sanandkaan ayaa arday badan imtixaanaadka dugsiyada sare ka dhaceen. Ilaa in ka badan
3500 oo arday ayaa ka dhacay imtixaanadkaa.
Tani waxay sabatay in arday badani magaalada Hargeisa mudaaharadyo ku sameeyeaan
iyagoo suasha ay weydiinayaan tahay maxaa sababay guuldaradaasi.

Suaal
Maxaa lasameyn karaa in sanadka dambe arday badan ay ugu baasaan imtixaanka?
A. Ardayda oo si fiican imtixaanka loogu diyaariyo
B. Maamulka imtixaanka oo labedelo
C. Tayada qalabka waxbarashada sida laababk iyo Librariyada oo kor loo qaado
D. In lahelo macaliim tayo leh
Qaabka Jawaabta 
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQALI, in yar u banee, ka dibna qor mid ka
mid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna  ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an.

________________________________________________________
English Version

This year was one of the worst years in exam performance in Somaliland. Over 3500
candidates out of the 23000 failed in the exams. This resulted in a demonstration in Hargeisa against the exam management with many people asking reasons for the failure.

What can be done to improve performance next year?

     A. Better preparations for students
     B. Create a new board to manage the exams
     C. Improve facilities such as laboratories and libraries
     D. Invest in better teachers

 
203
responses
123
unknown

CONTACT US

Plot 40 Kakungulu Road,
Ntinda, Kampala Uganda.
Email: info@tracfm.org
Tel: +256 781 474 965

SUBSCRIBE TO NEWSLETTER

SOCIAL