This poll has completed. It ran from Oct. 26, 2017, 11:31 a.m. through Nov. 9, 2017, 3:47 p.m.

RH BBC 1.8: Barnamijka maqal dadkaaga:  yaraanta   goobaha caafimaad ee ka degmooyinka iyo tuulooyin ka baxsan   magaaloyinka wa

Gogoldhig

Inkasta oo dawladihii kala danbeeyay ee soo maray Somaliland ku dadaaleen in bulshadu hesho adeegyo caafimaad oo ay ka helaan deegaamadooda hadana waxa jirta in degmooyinka iyo tuulooyinka ka durugsan magaalooyinka waaweyn aanay lahayn adeeg caafimaad oo dadkaasi haystaan , tusaale ahaan degmada Arabsiyo oo dhinaca galbeed ka xigta Hargeisa oo ah deegaan beeralay iyo xoolo dhaqato isugu jira dad badanina ay ku nool yihiin malaha wax cusbitaal ah oo xanuunada lagula tacaalo, kaliya waxa ay leedahay MCH loogu talo galay haweenka umulaya iyo caruurta.

Suaal
Hadaba su’aashu waxa ay tahay sidee ayay dadka ka fog magaalooyinka waaweni u heli karaan goobo caafimaad dooro jawaabahan mid ka mid ah:
A. Dawladdu waa inay maalgalin ku sameyso dhismaha rugaha caafimaadka meelaha magaalooyinka ka baxsan
B. Dadka meelaha magaalooyinka waawayn ka baxsan inay kala shaqeeyaan dawladda dhisidda rugo caafimaad.
C. Haya’daha aan dawliga ahayn iyo kuwa qaramad midoobay inay taageeraan dhismaha rugaha caafimaadka meelaha ka baxsan magaalooyinka.
D. Ganacsatada deegaanku waa inay maalgalin ku sameeyaan rugo caafimaad oo gaar loo leeyahay meelaha magaalooyinka ka baxsan
Qaabka Jawaabta 
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQAL, in yar u banee, ka dibna qor mid ka
mid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna  ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an.

________________________________________________________
English Version

Although successive governments in Somaliland tried their best to ensure availability of healthcare services to the citizens at their own vicinities however people living in rural areas are suffering with inadequate access to basic healthcare services. For example, Arabsiyo district which falls west of Hargeisa, an agro pastoralists setting doesn’t have a hospital, nevertheless, it has a small MCH that deals with limited primary healthcare for maternal and child issues. No other healthcare services are available.

What should be done to ensure that people living in rural and remote areas get adequate health facilities?

     A. Government should invest more in building health facilities for rural population
     B. Local residents should work hand in hand with the government to build healthcare facilities.
     C. Non-governmental and UN agencies should support building healthcare facilities in the rural and remote areas.
     D. Local business people should invest in privately owned healthcare facilities in the rural and remote areas.

 Instructions
Go message on your phone, type MAQAL(space) then select one of the answers A, B, C or D then send to 343. This message is free of charge.

 
196
responses
59
unknown

CONTACT US

Plot 40 Kakungulu Road,
Ntinda, Kampala Uganda.
Email: info@tracfm.org
Tel: +256 781 474 965

SUBSCRIBE TO NEWSLETTER

SOCIAL