This poll has completed. It ran from Dec. 6, 2017, 5:31 p.m. through Dec. 21, 2017, 12:32 a.m.

RH BBC 2.1: Maxaa sababayaa dib u dhaca biyo balaadhinta magaalada Hargeisa?

Gogoldhig

Dad badan oo ku nool magaalada Hargeisa ayaa heysan biyo nadiif ah. Wakaalada biyaha magaalada Hargeisa ayaa gaarsiin la dhamaan dadka ku nool caasimada tasoo keentay in booyado biyo laga dhaansado. Booyada biyaha ayaa lasiiyaa ilaa 70 doolar tasoo awoodi kareynin dad badan. Wakaalada biyaha ayaa marar badan balanqaaday in dhamaan shacbiga ku nool Hargeisa biyo lagaarsiin doona. 

Suaasha 
Maxaa sababayaa dib u dhaca biyo balaadhinta magaalada Hargeisa? 

A. Wax qabadxumada wakaalada biyaha
B. Dhaqaala xumada wakaalada biyaha 
C. Dadki oo aan dabaqalin balanqaadyada la sameeyey 
D. Daweynaha oo aan bixin biilka biyaha 
Qaabka Jawaabta 
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQAL , in yar u banee, ka dibna qor mid ka mid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an.  


_____________________________________________________________
English Version
   

Question
 

What is delaying the provision of clean water to Hargeisa Residents?

Many residents of Hargeisa city lack access to clean. The Hargeisa Water Agency hasn’t been able to supply water to many residents of the city forcing people to opt for water tankers which is often expensive. One tanker on average cost $70 making water unaffordable to many residents of Hargeisa. The Hargeisa water Agency has on a number of occasions promised to provide clean water to all residents of Hargeisa before the end of 2017. 

A. Lack of commitment from the Water Agency 
B. Inadequate resources for the water agency
C. Poor accountability from the public on promises 
D. Non-payment of water bills by the public 


Instructions 
Go to messages on your phone, type MAQAL (space) then select one of the answers A, B, C or D then send to 343. This message is free of charge.

 
263
responses
39
unknown

CONTACT US

Plot 40 Kakungulu Road,
Ntinda, Kampala Uganda.
Email: info@tracfm.org
Tel: +256 781 474 965

SUBSCRIBE TO NEWSLETTER

SOCIAL