This poll has completed. It ran from Jan. 6, 2018, 7:28 a.m. through March 21, 2018, 6:37 p.m.

RH BBC 2.3: Maxaa la sameyn karaa in qandaraasyada dowladda lagadhigo kuwa musumaasuq ku jirin oo dadkoo dhan ay ka qeyb gali ka

Gogoldhig

In kasta oo qandaraasyada dowladda ay yihiin kuwa laga sameeyo meel dhexe oo gudiga qandaraasyada ay u qaabilsanaadaan, hadana waxaa mararka qaarkood dhacda in qeybo ka trisan wasaaradaha iyo laamaha kale dowladda ay iskood wax usoo iibsadaan. Dhanka kale qandaraasyada dowladda ayaa ah kuwa aan laga qeyb gelin intabadan haweenka iyo dhalinyarada.

Suaasha 
Maxaa la sameyn karaa in qandaraasyada dowladda lagadhigo kuwa musumaasuq ku jirin oo dadkoo dhan ay ka qeyb gali karaan?
A. Waa in qandaraasyada dowladda oo dhan hal meel laga sameeya
B. Waa in qeyb ka tirsan qandaraasyaha dowladda la siiyo haweenka iyo dhalinyarada
C. Waa in gudiga qandaraasyaha awood buuxda la siiyo
D. Waa in cidii sharciga qandaraasyaha dhinac ka marto la ganaaxo.
Qaabka Jawaabta 
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQAL , in yar u banee, ka dibna qor mid ka mid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an.  


_____________________________________________________________
English Version
   

Question
 

What can be done to make government procurement and tendering corruption free accessible to everyone?

Although procurement and tendering is supposed to be done centrally in Somaliland, many of the ministries and departments procure on their own making the process prone to abuse. In many cases, cost of items is overpriced creating a corruption culture. Tenders are also reserved for wealthy businesses locking out young entrepreneurs and other people from the lucrative business.
A. All government procurement and tendering should be done centrally
B. Specific tenders should be set aside for women and youth
C. Commission for Tendering should be empowered
D. Penalties should be imposed on government agencies who flout procurement and tendering rules
Instructions 
Go to messages on your phone, type MAQAL (space) then select one of the answers A, B, C or D then send to 343. This message is free of charge.

 
914
responses
149
unknown

CONTACT US

Plot 40 Kakungulu Road,
Ntinda, Kampala Uganda.
Email: info@tracfm.org
Tel: +256 781 474 965

SUBSCRIBE TO NEWSLETTER

SOCIAL