Show all categories on graph
This poll has completed. It ran from March 21, 2018, 6:37 p.m. through April 18, 2018, 2:12 p.m.
RH BBC 2.4: Xal u helidda sicir-bararka sii kordhaayo
Gogoldhig
Iyadoo qiima koror u kuyimid maciishadda dadka sicir-barar awgii ayaa xukummadu soo jeedisay tallaabooyinka wax looga qabanaayo sici-bararka saameeyey dadweynaha Somaliland. Tallaabooyinka waxaa ka mid ah isticmaalka lacagta gudaha halkii uu ka noqon lahaa doolarka, xoojinta baanka dhexe si loo xakameeyo bangiyada kale iyo kor u qaadida wax soo saarka maxalliga ah
Suaasha
Ma kula tahay in tallaabooyinka cusub ee xukuumaddu ku dhawaaqday ay noqon doonaan kuwa sicir-bararka lagu xakameyn karo?
A. HaaQaabka Jawaabta
B. Maya
C. Waa laga yaabaa
D. Ma aha tallaabooyin ku filan oo wax looga qaban karo sicir-bararka
Waxaad tagtaa qeybta fariinta telefonkaaga , qor MAQAL, in yar u banee, qor Gobolka aad ku sugantahay, in yar u banee qor mid kamid ah jawaabta A, B, C ama D, deedna ku dir nambarka 343. Fariintu waa lacag la'an
_____________________________________________________________
English Version
Question
Do you think the new measures announced by the government will contain inflation?
With an increasing cost of living caused by inflation, the government proposed a number of measures to contain inflation. The measures including use of the local currency instead of the dollar for transactions, strengthening of the central bank to regulate banking and increase local production.
Do you think the new measures announced by the government will contain inflation?
A. YesInstructions
B. No
C. Maybe
D. Not enough measures to address the inflation
Go to messages on your phone & type MAQAL (SPACE) REGION (SPACE) ANSWER (a, b, c or d) and Send your message to 343. This message is free of charge
Results by location
No responses for:
Buhoodle,
Cayn,
Odweyne,
Salal
Geo-mapped data